baso
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Madaxa dadka meesha ugu korraysa, dhalo, dhako. 2. Bidaar.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baso ↴
bambasoobid [m.dh]
ld dambasoobid.
bambasow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ooway, -oowday)
ld dambasow.
basoole [m.l] (-layaal m.l/dh)
Nin madaxa bidaar ku leh.
basowti [m.l]
(basowti/-iyo, m.dh) Nafley buuran oo aan tabar lahayn.
basowtinnimo [m.dh]
Basowti ahaansho.
dabasoco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -cotay)
Dabagelid; raacid.
dabasocod [m.l]
ld dabasocosho.
dabasocosho [m.f.dh]
eeg dabasoco. ld dabasocod.
dambaabaso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax xogtooda la ogyahay qarsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg