batiikh
(m.l)Geed sida qaraha u faalala oo yeesha miro waaweyn oo cillaan ah oo la cunno. ld batiiq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh batiikh ↴
batiikhoobid [m.f.dh]
eeg batiikhow.
batiikhow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Sida batiikha u bislaasho (gabar).
batiiq [m.l]
ld batiikh.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg