batiiq
(m.l)ld batiikh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh batiiq ↴
aw-batiiqow [m.l]
Ciyaar dhaqameed si gaar ah looga yaqaan degaanka Janaale.
batiikh [m.l]
Geed sida qaraha u faalala oo yeesha miro waaweyn oo cillaan ah oo la cunno. ld batiiq.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg