Batraan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Kibir badan; islaweyni.
Batraan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Kibraan noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga batraan ↴
batraamid | batraannimo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg