bawlad
(m.dh) (-do, m.l)Lacag sarrif ah oo waa hore la isticmaali jiray oo qiimaheedu u dhigmo rubbiyad afar meel loo dhigay meesheed. ld bawlo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bawlad ↴
bawlo [m.dh]
ld bawlad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg