Site icon Qaamuus

ereyga

Bawne

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nafley bakaylaha u eg, kase yar, qararka buuraha ku nool oo orod bootimaaleyn ah leh; dabariyaadle.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bawne


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version