Site icon Qaamuus

ereyga

Baxaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Nin saaxir ah oo ku nool hilada webiyada oo loo aqoonsanyahay in uu xukumo yaxaasyada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxaar

cayaaryaxaas | golgoley |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version