Site icon Qaamuus

ereyga

baxar
(m.l)

1. Bad. 2. Dhibaato weyn. 3. Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxar

baahirsaaf [m.l]
ld baxarsaaf. baxarsaaf

baxarsaaf [m.l]
(bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version