Site icon Qaamuus

ereyga

Baxarsaaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxarsaaf

baahirsaaf |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version