Site icon Qaamuus

ereyga

Baxnaani

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax sida ay ku dambeynayaan ka dhursugid. 2. Ilaalin (qof bukan, xoolo, xaalad iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxnaani

baxnaanin | baxnaanis | baxnaano | mindirraaci | sharrib |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version