Site icon Qaamuus

ereyga

baxri
(m.dh)

1. Dad doonyada ka shaqeeya oo tabta iyo xeeladaha badda yaqaan. 2. Dabayl dhanka badda ka timaadda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxri

suqayar [m.l]
(suqayar, m.dh) Inan yar oo doonyaha ka adeega oo aan weli noqon baxri.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version