Baxsad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. B. ah: qof meel lagu ogaa si sharcidarro ah uga fakaday meeshi lagu ogaa. 2. B. ah: neef xoolo ah oo ka fakaday meeshi lagu ogaa. 3. ld baxsasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxsad ↴
baq | baxsasho | fakad | farabbaxsad | foolbaxsad | jeedwa | majabbaxsad | manjabbaxsad | mijabbaxsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg