Baxsanaan
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg baxsan. ld baxsanaansho.
Baxsanaan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxsanaan ↴
wabaxsanaan | wabaxsanaansho | ambabbaxsanaan | ambabbaxsanaansho | arradbaxsanaan | arradbaxsanaansho | baxsanaansho | buunshabbaxsanaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg