Bayaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. B. ah: muuqaal si wanaagsan u muuqda ama u qeexan. 2. War qeexan oo aan macnihiisa shaki ku jirin; qaraar; baaq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayaan ↴
caadyaal | arag-qumin | bayaani | bayaanin | cad | cad | daahiri | fasiix | hadalcun |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg