Site icon Qaamuus

ereyga

bayb
(m.l) (-byo, m.dh)

Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bayb

baybayle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
ld bayrabayre.

baybaysasho [m.f.dh]
eeg baybayso. ld baybaysi.

baybaysi [m.l]
ld baybaysasho.

baybayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Waalid sasabasho (carruur).

bayrabayre [m.l]
Qaruhu marka uusan biseyl gaarin dubayana ka tago; lafaweyne. ld baybayle.

beeb [m.l]
ld bayb.

biibbo [m.dh]
ld bayb.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version