Site icon Qaamuus

ereyga

Bayd

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Xarig ama suun xoolaha la rarayo ama heensaynayo gardaadka looga xiro si uu rarka ama koorahu gadaal ugu dhicin. 2. Gardaad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayd

yahan | abaydimi | abaydimin | abaydin | baydaan | baydacar | baydad | baydad | baydadi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version