Baydad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda. 2. ld baydadid.
Baydad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Cabsi badan awgeed cararid. ld beygag².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baydad ↴
baydadi | baydadid | baydadin | beygag | beygag | beygagi | beygagid | beygagin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg