baydadid
(m.f.dh)eeg baydad². ld beydad¹, beygag¹,beygagid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baydadid ↴
baydad [m.l]
1. ld beygag 1. Cabsi kedis ah oo wax cabsi lahayn ka didda. 2. ld baydadid.
beygag [m.l]
ld baydadid.
beygagid [m.dh]
ld baydadid.
fiigacarar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Carar aan meel loo socdo la aqoon cararid; fiigid; baydadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg