Site icon Qaamuus

ereyga

baydi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Neef la rarayo bayd ku xirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baydi

abaydimi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar abaydin ka dhigid.

abaydimin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg abaydimi.

abaydin [m.l/dh.kh]
A. ah: ilmo yar oo naaska hooyo aan nuugin.

baydin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baydi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version