Site icon Qaamuus

ereyga

baylihi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Hanti baylah ka dhigid. ld baylehee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baylihi

baylahayn [m.dh]
ld baylihin.

baylehee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld baylihi.

baylihin [m.f.dh]
eeg baylihi. ld baylahayn.

beytimmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².

dayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².

laayac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -yici)
Wax baylihid. ld layac².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version