Bayti
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Baadi maqan xogteeda sheegid. 2. Baadi maqan xogteeda cid weyddiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayti ↴
basle | baytimmaal | baytimmaal | baytimmaali | baytimmaalid | baytimmaalin | baytimmaalis | baytin | baytis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg