Site icon Qaamuus

ereyga

baytimmaal
(m.l)

ld beytimmaal¹.

baytimmaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

ld beytimmaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baytimmaal

baytimmaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld beytimmaali.

baytimmaalid [m.dh]
ld beytimmaalid.

baytimmaalin [m.dh]
ld beytimmaalin.

baytimmaalis [m.l]
ld beytimmaalin.

beytimmaal [m.l]
1. B. ah: hanti baylah ah. 2. Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal¹, baytimmaal¹, beytummaal¹.

beytimmaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Hanti baylihid. ld baytammaal², baytimmaal², beytummaal².

beytimmaali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Hanti baylah ka dhigid. ld baytimmaali.

beytimmaalid [m.f.dh]
eeg beytimmaal². ld baytammaalid, baytimmaalid, beytummaalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version