Site icon Qaamuus

ereyga

Beddel

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld beddelid. Dhaafsashada wax wax kale la dhaafsado. 2. ld beddelid. Wareejinta qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo. 3. B. ah: qof meel uu hawl ka hayey laga wareejiyo iyadoo meel kale la geynayo si uu hawshii halka uga si wato.

Beddel

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-elay, -eshay)

Wax la beddelay ka dhigid; wax wax kale ku doorin. ld baddal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beddel

ta | kaah-qorraxeed | laaktays | maandoori | unug | usduuro | uumibiyood | waalli | abaaldooris | abaalgud |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version