beddelan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lmay, -lantay; -lmi)Wax la beddelay noqosho. ld baddalan¹.
beddelan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax beddel ku dhacay ahaansho. ld baddalan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beddelan ↴
waalli [m.dh]
(daaw.) Isbeddel daran ee dhimirka oo caan ku ah habka fakaridda oo aan dhammayn iskuna xirneyn; abbaaridda dhabta oo beddelan; iyo jawaab celin caadifi ah.
baddalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
ld beddelan¹.
baddalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
ld beddelan².
baxsanaan [m.dh]
(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
beddelmid [m.f.dh]
eeg beddelan¹. ld baddalmid.
beddelnaan [m.f.dh]
eeg beddelan². ld baddalnaan, baddalnaansho, beddelnaansho.
doorsoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax sidii hore ka duwan ahaansho; wax beddelan ahaansho.
indhasarcaad [m.l]
1. Muujin wax sidii ay ahaayeen si ka beddelan loo muujiyo. 2. Si buunbuunsan oo wax quruxdooda loo muujiyo.