beddelasho
(m.f.dh)eeg beddelo. ld baddalasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beddelasho ↴
baddalasho [m.f.dh]
ld beddelasho.
dhaafso [f.lg3] (-saday, -satay)
Wax, wax kale ku beddelasho.
dhaan [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
1. (f.g) Wax wasakh marin. 2. (f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho. 3. Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
dhigo [Fal Gudbe/Magudbe | Verb Transitive/Intransitive]
3 (-gtay, -gatay) 1. (f.g) Wax la hayay meel saarasho. 2. (f.g) Wax kaydsasho. 3. (f.g) Cashar qorasho. 4. (f.g) Dugsi wax ka barasho. 5. (f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho. 7. (f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.
doorso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax, wax kale ku beddelasho. 2. (f.g) Wax sarrifasho (lacag). 3. (f.mg) Cudur ka bogsasho.
lacageyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
1. Badeeco lacag ku beddelasho. 2. Lacag yeelasho.
maydhaamo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aantay, -aamatay)
Xoolo la xaday, xoolo kale ku beddelasho si loogu raadgado.
qayiro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Dhar beddelasho.
sarrifo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-ftay, -fatay)
Lacag isku taal jajab u beddelasho.