Site icon Qaamuus

ereyga

Beden

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-emmo /-enno, m.dh)

1. Gaadiid badeed doonta ka yar huurigana ka weyn oo lagu kalluumeysto. 2. Oogada dadka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beden

saawee | doon | huuri | muqdaaf | seeb |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version