Bedqab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)1. Nafley, nabad, caafimaad iwm ku sugnaansho. 2. Wax guri ka ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bedqab ↴
bedqabid | bedqabis | fayo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg