Site icon Qaamuus

ereyga

beeba
(m.l)

Ciyaar lagu jidboodo oo laga yaqaan degaanka webiyada, gaar ahaan magaalo-xeebeedyada koonfureed (Xamar, Marka iyo Kismaayo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beeba

dabeebad [m.l]
ld dabeebasho.

dabeebasho [m.f.dh]
eeg dabeebo. ld dabeebad.

jalbeebad [m.l]
ld jalbeebsasho.

jalbeebasho [m.f.dh]
eeg jalbeebo. ld jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version