Site icon Qaamuus

ereyga

beeci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld biici.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beeci

beecin [m.dh]
ld biicin.

beecis [m.l]
ld biicin.

biici [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax iib u raadin. ld beeci.

biicin [m.dh]
eeg biici. ld beecin, beecis, biicis.

subeeci [m.dh]
ld subeeciyad.

subeeciyad [m.dh]
Maro xariir ah, midabyo badan leh oo faraqyo iyo xiddo loo yeelo. ld subeeci.

xulasho-dabeeci [m.l]
(baay.) Marka laga hadlayo aragtida Daarwin, dariiqad ku soo darta tadawurka sinjiyo cusub oo xayawaan iyo dhirba leh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version