Site icon Qaamuus

ereyga

Beeddal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

B. ah: Geenyo kudaal u baahan. ld beedal¹.

Beeddal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)

Kudaal u baahasho (geenyo). ld beedal².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beeddal

beedal | beedal | beedalan | beedalid | beedalnaan | beedalnaansho | beeddalan | beeddalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version