Site icon Qaamuus

ereyga

beegmo
(m.dh)

1. Isla simid; iswaafaqid. 2. ld beeg1 (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beegmo

beeg [m.l]
1. ld beegmo. Raashinka la cuno, sida badarka, sonkorta, timirta iwm cabbirkooda. 2. ld beegid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version