Site icon Qaamuus

ereyga

beegnaan
(m.f.dh)

eeg beegan². ld beegnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beegnaan

aad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Isku ?a. cayaar: isku beegnaan cayaar. 2. ld aadid. aadid

aad [m.dh.fk] (-dyo, m.l)
1. Isku beegnaanta laba meelood ama shay. 2. Badan, si daran. 3. A. yar: ld aayar. aayar

beegnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld beegnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version