Site icon Qaamuus

ereyga

beego
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-gtay, -gatay)

Suus, madaal, shood iwm raashin ku miisasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beego

beegasho [m.f.dh]
eeg beego.

suus [m.l]
1. (-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro. 2. Bahal yar oo badarka gala oo cuna.

xur [m.l]
Weel yar oo wax lagu beego oo afar qursi qaada; suus; madaal.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version