Site icon Qaamuus

ereyga

Beejaggoys

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xasharaad yaryar oo midab madow leh oo sida badan buuryada ka qaniinta wiilasha yaryar. ld buuryaggoys, buuryo-goys.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beejaggoys

buuryaggoys | buuryo-goys |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version