Site icon Qaamuus

ereyga

beekhaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beekhaami

beekhaamid [m.f.dh]
eeg beekhaan². ld beekhaan¹.

beekhaamin [m.f.dh]
eeg beekhaami.

beekhaan [m.l]
1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu suubiyo wax la miisay. 3. Tashiilidda wax la tashiilo. 4. ld beekhaamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version