beekhaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beekhaanso ↴
beekhaansasho [m.f.dh]
eeg beekhaanso. ld beekhaansad, beekhaansi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg