Site icon Qaamuus

ereyga

beenee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)

Hadal la sheegay, inuu beenyahay caddayn. ld beeni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beenee

beenayn [m.f.dh]
eeg beenee. ld beenin.

beeni [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld beenee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version