beenley
(m.dh) (-leeyo, m.dh)Haweeney been badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beenley ↴
beenaaley [m.dh]
Dheddig been badan (qof); beenley.
beendabaad [m.l]
Beenlow; beenley. ld beendadaab.
beenhawaasad [m.dh] (-do, m.l)
Haweeney beenley ah oo aad u sheeko macaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg