Site icon Qaamuus

ereyga

beeqbaaq
(m.l)

Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo.

beeqbaaq
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-qay, -qday)

Hanti cid ka sugid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beeqbaaq

beeqbaaqid [m.f.dh]
eeg beeqbaaq².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version