Site icon Qaamuus

ereyga

Beeran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-rmay, -rantay; -rmi)

1. Miro geedo iwm wax baxay noqosho. 2. Ku b.: qof, dareen gaar ah ku abuurmid.

Beeran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, rnayd)

Miro, geedo iwm wax dhul lagu beeray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beeran

beermid | beernaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version