beerfalid
(m.dh)Xilli haramada laga jaro beerta. ld beerfal, beerfalis, beerfalow (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerfalid ↴
beerfal [m.l]
ld beerfalid.
beerfalis [m.dh]
ld beerfalid.
beerfalow [m.l]
1. Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo. 2. ld beerfalid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg