Site icon Qaamuus

ereyga

beerfalow
(m.l)

1. Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo. 2. ld beerfalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerfalow

beerfalid [m.dh]
Xilli haramada laga jaro beerta. ld beerfal, beerfalis, beerfalow (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version