Beergooyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Siinta qof ku soo biiray dad beeralay ah oo meel wada deggan la siiyo dhul ku meel gaar ah oo uu sii beeryo. ld beerfuur, beergooye.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beergooyo ↴
beerfuur | beergooye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg