Site icon Qaamuus

ereyga

Beergoys

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xilliga dalagga beeraha la gooyo oo ku beegan bilowga xagaaga iyo diraacda (jiilaal).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beergoys


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version