Site icon Qaamuus

ereyga

Beerkutaal

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Galka yar ee ay xameetida ku jirta oo beerka ku taal. 2. ld uurkutaallo. ld beerkutaallo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beerkutaal

beerkutaallo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version