beernuglaan
(m.dh)eeg beernugul. ld beernugeyl (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beernuglaan ↴
beernugeyl [m.l]
1. Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beernuglaan.
beernuglanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg beernuglow. ld beernuglaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg