beernuglow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Qof raxmad badan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beernuglow ↴
beernuglanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg beernuglow. ld beernuglaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg