beernugul
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-glaa, -glayd)Qof raxmad badan ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beernugul ↴
beernuglaan [m.dh]
eeg beernugul. ld beernugeyl (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg