Beero
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)Beer ka dhigasaho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beero ↴
abuur | araari | aslaax | beerasho | buctureen | carranafaqayn | dalag geddis | dhigaalis | dhirqaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg