beersaar
(m.l)ld beersaarid.
beersaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)Faras leedda ah fuulid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beersaar ↴
beersaarid [m.f.dh]
eeg beersaar². ld beersaar¹, beersaaro.
beersaaro [m.dh]
Fuulid degdeg ah oo faras aan koora lahayn la fuulo. ld beersaarid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg